Skip to main content

War deg deg ah doorashada gudoonka baarlamaanka puntland oo hada socota


Iyadoo maanta magaalada garoowe ay ka socoto doorashada gudoonka baarlamaka cusub ee puntland ayaa saaaka ka bilaabatay magaalada garoowe ka dib markii malmihii hore lagu dhawaaqay xildhibaanada baarlamaanka puntland si kastaba ha ahaate waxa hada waxa socota doorashadii afhayeenka baarlamaanka puntland waxaan saacadaha soo socda laga war sugayaa cida xilkaasi loo igmado
isha ku hay shabakada wararka ee bakinews

Comments

Popular posts from this blog

Kulankii madaxweynaha soomaaliland iyo raysal wasaaraha ethopia ku dhex maray magaalada adis ababa Daawo

Waxa maanta si diiran logu soo dhaweeyay magaalada borama madaxweynihii hore ee awdal state

Borama-Nuux kadiye-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in M\waynihii Hore Awdalstate Rshiid Awnuur sii fiican loogu soo dhaweeyay magaalada Dila dadwaynaha kala hadlay barxada hore isaga iyo wafdigii uu hogaaminayayba waxayna uga mahad naqeen sida fiican ay ugu soo dhaweeyeen dhulkoodii hooyo ay mudo maqnaayeen

Waraysi Gaar ah oo Puntland TV la yeeshay Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdi wali maxamed cali gaas oo arimo badan ka hadlay oo ay ka mid inuu soo celin doono gobolada sool sanaag iyo cayn ee soomaaliland ka tirsan Daawo ...