Skip to main content

War deg deg ah : Kuna socota akhristayaasha Shabakadan

Marka hore aad ayaan u salaamayaa dhamaan akhristayaasha ku xidhnaa shabakadanuuxkadiye.blogspot.com  inuu ka wareegay linkag waxaana akhristayaasha sharafta leh lala socodsiinayaa in uu u wareegay linkigan cusub ee ah http://shabakadaawdaltoday.blogspot.com/hadaba akhristayaasha sharafta leh waxaan leenahay halkan ayaad ka heli doontaa wararkii aad kala socoteen shabakadii hore mahadsanidiin

Comments

Popular posts from this blog

Kulankii madaxweynaha soomaaliland iyo raysal wasaaraha ethopia ku dhex maray magaalada adis ababa Daawo

Waxa maanta si diiran logu soo dhaweeyay magaalada borama madaxweynihii hore ee awdal state

Borama-Nuux kadiye-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in M\waynihii Hore Awdalstate Rshiid Awnuur sii fiican loogu soo dhaweeyay magaalada Dila dadwaynaha kala hadlay barxada hore isaga iyo wafdigii uu hogaaminayayba waxayna uga mahad naqeen sida fiican ay ugu soo dhaweeyeen dhulkoodii hooyo ay mudo maqnaayeen

Waraysi Gaar ah oo Puntland TV la yeeshay Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdi wali maxamed cali gaas oo arimo badan ka hadlay oo ay ka mid inuu soo celin doono gobolada sool sanaag iyo cayn ee soomaaliland ka tirsan Daawo ...