Skip to main content

Gudomiyeyaasha-Xisbiyada-Mucaaridk-Somaliland-Oo-Muujiyey-Calaamad-Ah-In-Ay-Yihiin-Mucaarid-U-Midaysan-Toosinta-Khaladaadka-Xukuumadda-SilanyoGaawena-Caano-Geel-Ku-Wadagay

Hargeysa(Bakinews)Jan.11, 2014Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa dhigiisa Xisbiga WADANI C/raxmaan Maxamed C/laahi(ciro)
markii ugu horaysay  kula wadaagey gaawe caano  geel ah oo markaasi la soo lisay.
Labadan masuul ayaa  ku kulmay munaasibad ay labadan gudoomiye ka soo hooyeen shacbiyad buuran,oo lagu caleemo saarayey Ugaaska Beelaha Makaahiil,ficilkan ay labada masuul caanaha ku wadaagayeen  ayaa ah calaamad fariin u diraysa xukuumadda Madaxwayne Silanyo taasi oo ah in ay sidan oo kale ay yihiin mucaarid midaysan,oo meel uga soo wada jeeda toosinta khaladaadka xukuumadda madaxwyne silanyo.

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Faadumo Qasiim Hilowle - Nabi amaan qasaaid Ila Daawo