Gudomiyihii-Hore-Ee-Gobolka-Togdheer-Ee-Hore-Xukuumaddu-U-Xidhay-Oo-Mar-Labaad-Xabsiga-Loo-Taxaabay-Isaga-Oo-Ku-Sii-Jeeday-Magalada-Burco
Hargeysa(Bakinews)Jan.09, 2013Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Lagu Qabtay Kantaroolka Haleeya Ee Magaaladda Hargaysa Waxaana Loo Taxaabay Saldhiga Dhexe Ee Magaaladda Hargaysa Isagoo Ku Sii Socday Dhanka Magaaladda Burco Lama Oga Sababta Rasmiga Ah ee Loo Xidhey Masuulkan markii labaad.
Oo markii saldhiga dhexe lagu sii waday la soo xidhiidhay shabakada Ramaasnews ayaa waxa uu yidh “Walal Askarta Kantaroolka Haleeya Ayaa I Xidhay Waxaanay Hada Ii Soo Kaxeeyeen Saldhiga Ee Magaaladda Hargaysa Waxaana Xadhigayga Ka Danbeeya Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Iyo Taliyaha Booliiska Somaliland waase Waxay ka Helaan”
Todobaadkii Hore Ayey Ahayd Markii Ciidamadda RRU du Kala Baxeen Gurigii Goor Habeen Badh ah Loona Dhaadhiciyey Xabsiga Magaaladda Berbera Halkaasi Oo Uu Ku Xidhnaa Muddo 3 Casho Ah Balse Xoriyadiisa Loo Soo Celiyey Iyadoo Ay Xukuumaddu Tahli Kari Weyday Inay Sheegto Sababta Iyo Dembiga Loo Xidhey Guuleed Daahir Balse Ay Raali Gelin Ka Bixisay Waxaanu Xadhigan Noqonayaa Markii Labaad Ee La Xidho Badhasaab Ku Xiggeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Iyadoo Aanay Jirin Sabab Cad Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo U Cuskanayso Xadhiga Masuulka.Guuleed ayaa ku sii jeeday magalada Burco oo uu deganaa iyadoo xalay si wayn looga dareemayay soo dhawaynta Gudomiyaha.
Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa Lagu Qabtay Kantaroolka Haleeya Ee Magaaladda Hargaysa Waxaana Loo Taxaabay Saldhiga Dhexe Ee Magaaladda Hargaysa Isagoo Ku Sii Socday Dhanka Magaaladda Burco Lama Oga Sababta Rasmiga Ah ee Loo Xidhey Masuulkan markii labaad.
Oo markii saldhiga dhexe lagu sii waday la soo xidhiidhay shabakada Ramaasnews ayaa waxa uu yidh “Walal Askarta Kantaroolka Haleeya Ayaa I Xidhay Waxaanay Hada Ii Soo Kaxeeyeen Saldhiga Ee Magaaladda Hargaysa Waxaana Xadhigayga Ka Danbeeya Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Iyo Taliyaha Booliiska Somaliland waase Waxay ka Helaan”
Todobaadkii Hore Ayey Ahayd Markii Ciidamadda RRU du Kala Baxeen Gurigii Goor Habeen Badh ah Loona Dhaadhiciyey Xabsiga Magaaladda Berbera Halkaasi Oo Uu Ku Xidhnaa Muddo 3 Casho Ah Balse Xoriyadiisa Loo Soo Celiyey Iyadoo Ay Xukuumaddu Tahli Kari Weyday Inay Sheegto Sababta Iyo Dembiga Loo Xidhey Guuleed Daahir Balse Ay Raali Gelin Ka Bixisay Waxaanu Xadhigan Noqonayaa Markii Labaad Ee La Xidho Badhasaab Ku Xiggeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Iyadoo Aanay Jirin Sabab Cad Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo U Cuskanayso Xadhiga Masuulka.Guuleed ayaa ku sii jeeday magalada Burco oo uu deganaa iyadoo xalay si wayn looga dareemayay soo dhawaynta Gudomiyaha.
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah