Skip to main content

Qudbadaha murashaxiinta madaxweynaha puntland oo garoowe ka socota iyadoo la soo gabagabeyay wareegii hore ee qudbadaha

Bakinews-Garoowe--Iyadoo maalinta barita ah qorsheeyay inay dhacdo doorashada madaxweynaha cusub ee puntland ee shanta sano ee soo socota ayaa waxa galinkii danbe ee shalay gudiga dooroshooyinka puntland aya ku dhawaaqeen murashaxiinta rasmiga ah eek a qayb qaadanaysa doorashada madaxtooyada puntland oo tiradooda lagu qiyaasay 11 murashax iyo 5 madaxweyne ku xigeen u sharaxan  ayaa waxa maanta ka bilaabatay magaalada garoowe ee xarunta maamulkaasi qudbadaha murashaixiinta u tartamaysa jagada madaxweyne nimo taasi oo wajigii hore ee qudbadaahaasi daqiiqado ka hor la soo gabagabeeyay iyadoo la sooo nasan doono deetana ay halkaasi ka socon doonto qudbadahaasi oo ay soo jeedin doonaan madaxweyne ku xigeenada maaulkaasi u tartamaysa .

Isku soo wada duuboo maalinta barito ayay 60 xildhibaan ee golaha wakiilada puntland ay dooran doonaan madaxweynaha shanta sano ee soo socota hadii alla yidhaahdo 


Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.