Skip to main content
Burco -(Baki news )- Qoyska nin dhawaan Ku Dhintay Mudaraadki Burco oo muddo 3 Cisho ah diidanaa in la aaso ayaa la sheegay inay ugu danbayn ogolaadeen. Qoyska marxuumkani  ka soo jeedo ayaa Markii hore nidar ku galay ilaa iyo inta cidii ninkaa dishay loo keenayo inaan  ninkaas la aasayn




balse wasiiradii deminta iyo xalinta shaqaaqadii Burco loo diray ku fashilmeen inay Beesha marxuumku ka soo jeedo dhacsiiyaan in la aaso ayaa wasiirka ciyaaraha iyo Dhalinyarada oo ay marxuumka isku beel ka soo jeedaan laga daba-diray si uu shuruudaha aaska meydka lagu xidhay u furdaamiyo.

Iyadoo ugu dambayntii wasiirka ciyaaruhu arintaas furdaamiyay la islana qaatay maanta in ninkaas la aaso, somaliland ayaa maalinkasta oo mudaharaad ka dhaco waxa ku dhinta dad rayid ah iyadoo arintaas aan wali la xalin waxaana xukuumadda looga fadhiyaa inay arimaha no`ocan ah ee soo noqnoqda ay xaliso .



Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.