Skip to main content

Xukuumadda oo saddex wasiir u dirtay Burco iyo mudaharaad Zero-ga ka bilaabmay

http://shabakadanuuxkadiye.com/wp-content/uploads/2013/12/bur.jpg
Burco(nuuxkadiye) xukuumadda Somaliland ayaa sadex wasiir saaka salaadii u dirtay magaaladda Burco, kuwaas oo kala ah wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir, Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole.

 Wasiiradan oo saaka salaadii ku jarmaaday magaaladda Burco  in ay u dhaafeen dhinaca Hawd ee Seeraha, halkaas oo la filayo in ay kormeer ku soo samaynayaan, hase yeeshee waxa la filayaa in dib ugu soo noqdaan magaaladda.Dhinaca kale, Mudaharaad xalay ka dhacay magaaladdaasi ayaa la sheegayaa in uu goor dhaweyd dib uga bilaabmay barta Zero-ga ee magaaladda Burco caanka ku tahay, kaasoo la filayo in xiligan lagu soo beegay joogitaanka Wasiiradda.
Mudaharaadka ayaa la sheegayaa inuu sii xoogaysanayo isla markaana Taayiro lagu gubayo jidkaasi oo ah halka laga galo magaaladda Burco, waxaanu ka dhashay kadib markii xukuumaddu isku bedel ku samaysay qaar ka mid ah taliyayaasha Booliiska ee Goboladda oo uu ku jiro Taliyihii qaybta Togdheer Il-kacase.Taliye Il-kacase ayaa loo bedelay magaalo xeebeeda Lawyacado ee Gobolka Salal, halka gobolka Togdheer loo magacaabay Taliyihii ciidanka Taraafikadda oo ka soo jeeda Gobolka Il-kacase loo bedelay. Illaa hadda ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay mudaharaadkaas
xukuumadda Somaliland ayaa sadex wasiir saaka salaadii u dirtay burmagaaladda Burco, kuwaas oo kala ah wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir, Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole.
Wasiiradan oo saaka salaadii ku jarmaaday magaaladda Burco  in ay u dhaafeen dhinaca Hawd ee Seeraha, halkaas oo la filayo in ay kormeer ku soo samaynayaan, hase yeeshee waxa la filayaa in dib ugu soo noqdaan magaaladda.
Dhinaca kale, Mudaharaad xalay ka dhacay magaaladdaasi ayaa la sheegayaa in uu goor dhaweyd dib uga bilaabmay barta Zero-ga ee magaaladda Burco caanka ku tahay, kaasoo la filayo in xiligan lagu soo beegay joogitaanka Wasiiradda.
Mudaharaadka ayaa la sheegayaa inuu sii xoogaysanayo isla markaana Taayiro lagu gubayo jidkaasi oo ah halka laga galo magaaladda Burco, waxaanu ka dhashay kadib markii xukuumaddu isku bedel ku samaysay qaar ka mid ah taliyayaasha Booliiska ee Goboladda oo uu ku jiro Taliyihii qaybta Togdheer Il-kacase.
Taliye Il-kacase ayaa loo bedelay magaalo xeebeeda Lawyacado ee Gobolka Salal, halka gobolka Togdheer loo magacaabay Taliyihii ciidanka Taraafikadda oo ka soo jeeda Gobolka Il-kacase loo bedelay.
Illaa hadda ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay mudaharaadkaas
- See more at: http://www.somalilandnew.com/2013/12/xukuumadda-oo-saddex-wasiir-u-dirtay-burco-iyo-mudaharaad-zero-ga-ka-bilaabmay/#sthash.8vbbt2vZ.dpuf

Burco(SLN) xukuumadda Somaliland ayaa sadex wasiir saaka salaadii u dirtay burmagaaladda Burco, kuwaas oo kala ah wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir, Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole.
Wasiiradan oo saaka salaadii ku jarmaaday magaaladda Burco  in ay u dhaafeen dhinaca Hawd ee Seeraha, halkaas oo la filayo in ay kormeer ku soo samaynayaan, hase yeeshee waxa la filayaa in dib ugu soo noqdaan magaaladda.
Dhinaca kale, Mudaharaad xalay ka dhacay magaaladdaasi ayaa la sheegayaa in uu goor dhaweyd dib uga bilaabmay barta Zero-ga ee magaaladda Burco caanka ku tahay, kaasoo la filayo in xiligan lagu soo beegay joogitaanka Wasiiradda.
Mudaharaadka ayaa la sheegayaa inuu sii xoogaysanayo isla markaana Taayiro lagu gubayo jidkaasi oo ah halka laga galo magaaladda Burco, waxaanu ka dhashay kadib markii xukuumaddu isku bedel ku samaysay qaar ka mid ah taliyayaasha Booliiska ee Goboladda oo uu ku jiro Taliyihii qaybta Togdheer Il-kacase.
Taliye Il-kacase ayaa loo bedelay magaalo xeebeeda Lawyacado ee Gobolka Salal, halka gobolka Togdheer loo magacaabay Taliyihii ciidanka Taraafikadda oo ka soo jeeda Gobolka Il-kacase loo bedelay.
Illaa hadda ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay mudaharaadkaas
- See more at: http://www.somalilandnew.com/2013/12/xukuumadda-oo-saddex-wasiir-u-dirtay-burco-iyo-mudaharaad-zero-ga-ka-bilaabmay/#sthash.8vbbt2vZ.dpuf

Comments

Popular posts from this blog

War deg deg ah dorashada puntland isku dhacyo ka dhacay garoowe

Waxaa goordhaw dibad baxyo Rabshada wata ka bilowdeen Qeybo kamid ah Magaalada Garawe Caasimada maamulka Puntiland, iyadoona lasoo sheegayo in Dibad baxyada ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Dad careesan oo la tilmaamay in ay taageero u ahaayeen Madaxaweynihii hore ee Puntiland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa bilaabay Dibad baxa Rabshadaha wata iyagoona dhagxaan ku tuurayay Taageerayaasha Madaxweynaha Cusubee Puntiland Cabdi Wali Gaas iyo Ciidamada amaanka. Dibad baxayaasha ayaa sidoo kale dhagxaan ku weeraray halka ay kasocoto Doorashooyinka Maamulka Puntiland ee Xarunra Golaha Wakiilada iyadoona Ciidamada goobtaasi ilaalinayay ay rasaas ku rideen dibad baxayaasha. Warar hordhac ah aan helnay ayaa sheegaya in Rasaasta ay Ciidamada Dowlada Puntiland ku fureen Dadka dibad baxyada dhigayay ay ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Waxii Warar ah ee kusoo kordha Rabshadaha ka socda Garawe kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah.

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.