Skip to main content

Koronkor ka dilaacaysa xeebaha Somaliland oo qaylo dhaan laga muujiyey

Hargeysa(Bakinews) Koronkor ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dilaacday xeebaha Somaliland kadib markii ay dhawaan Roobab khasaare gaystay ka da’een jiidahaasi, kuwaas oo laayey isla marakaan barakiciyey Dad iyo Xoolo.
Qaylo dhaan la xidhiidha Koronkorta lagu arkay xeebaha Somaliland ayaa meelaha ugu daran waxa laga soo sheegayaa xeebta Galbeed iyo agagaarka Gobolka Saaxil, halkaas oo ay durtaba ka muuqato in ay dilaacayso, iyadoo meelaha qaarkoodna ay dilaacdayba.Xildhibaano ka tirsan deegaanada laga soo sheegayo koronkortan oo noqota aakhirka Ayax ayaa sheegaya in dalagii beeraha durtaba ay fuulayso koronkortu isla markaana haddii aan dhakhso looga hortagin keeni karta khasaare balaadhan oo dhinaca Cuntada ah.Xildhibaan Gaagaale oo ka mid ah Golaha Wakiiladda ayaa Waaheen u sheegay in ay bilaabeen Olole ay wasaaradaha ay arrintani khusayso ugu gudbinayaan khasaaraha ka dhalan kara isagoo sheegay in ay dhawr wasaaradood ku wargeliyeen

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.