Skip to main content

Muqdisho:Maxkamada Ciidamada Oo Xukuno Ku Riday Rag Lagu Eedeeyey In Ay Ka Tirsan Yihiin Al-Shabaab

(Bakinews)  Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan ayaa maanta u fadhiisatay dacwad ka dhan ah shan ruux oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen xarrakada Al-shabaab.



“Shanta ruux ee loo fadhiisatay dhageysiga dacwadooda, labo ka mid ah waxaa lagu hellay danbigii lagu soo eedeeyay, mid waxaa lagu xukumay shan sano oo xadhig ah halka mid kalana lagu xukumay hal sano oo xadhig ah, waxaana amarnay la sii daayo sadexda kale, laakiin waxaa lagu xukumay in todobaadkiiba labo jeer iska xaadiriyaan xafiiska nabad-sugida gobolka,’’ ayuu yidhi  guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan Xuseen Cabdi Axmed Rooble.



Dhinaca kale maxkamadda ayaa amar ay soo saartay waxay gabi ahaan ku mamnuucday in gudaha magaalada lagu dhax-qaato hubka, waxaana ay sheegtay in cid kasta oo lagu arko iyada oo si sharci darro ah magaalada hub ugu dhax sidata talaabo laga qaadi doono

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.