Skip to main content

Somaliland:Wasiir SAMAALE Oo Dhaqan Galiyey Wax Ka Badalka Tacriifada Cashuuraha Sannadka 2014-Ka


(Hargeysa:Bakinews) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha sanadka 2014.



Ku: dhamaan maamule yaasha kastamada fadhiyadooda

Ku: dhamaan maamuleyaasha Cashuuraha fadhiyadooda

Ku :dhamaan xisaabiye yaasha Gobolada/degmooyinka Fadhiyadooda

Og: dhamaan wasaaradaha iyo Hay?adaha Dawlada fadhiyadooda

Og: Gudoomiye yaasha Golaha Deegaanka fadhiyadooda Og:

Taliyeyaasha qaybaha Booliska Fadhiyadooda

Og: Gudoomiyeyaasha Gobolahad Fadhiyadooda

Og: Agaasime yaasha Wasaarada Maaliyada Hargeysa

Og: Xisaabiyaha Guud ee Dawlada Hargeysa

Og Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Hargeysa

Og: Taliyaha Ciidana Booliska Hargeysa

Og: Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Hargeysa

Og: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Hargeysa

 Og: Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Beeraha Hargeysa

Og: Gudiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Hargeysa

Og: Shir Gudoonka Golaha Wakiilaa Hargeya

Og: Madaxweynaha JSL


Ujeedo: dhaqan galinta Anigoo tixraacaya Warqada Madaxweynaha ee tirsigeedu yahay J.S.L/M/XERM/249-2172/112013 ee 24/11/2013 iyo xeer madaxweyne no: 0369/112013 oo lagu baahiyey dhaqan galka lifaaqa wax ka badelka tacriifadaha Cashuuraha iyo liisamada iyo warqada Golaha Wakiilada ee tirsigeedu yahay GW/WAK/04/147/2013 ee 24/11/2013 kuna ansixiyeen Waxkabadelka tacriifada Cashuuraha .


Sidaa awgeed waxa saraakiisa warqadani ku socoto lagu war galinayaa inay dhaqan galiyaan wax ka badalka tacriifada Cashuuraha iyo liisamada ee halkan ku lifaaqan laga bilaabo 01/01/2014 madaxda ogaysiinta ku lehna waxa laga codsanayaa inay gacan buuxda ku siiyaan fulinta sharcigan kaas oo hirgalintiisu wax wayn ka tari doonto ka midho dhalinta Miisaaniyada 2014-ka.




Allah mahad leh

 

Cabdi Casiis Maxmaed Samaale

 

Wasiirka Wasaarada Maaliyada

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.