Skip to main content

Qaramada midoobay oo 3 askari looga dilay Suudaanta Koonfureed


Xoogaga mucaaridka ee kacdoonka hubeysan ka bilaabay dalkaasi Sudaanta Koonfureed ayaa gudaha u galay xerada ciidamada Qaramada Midoobay ee ku sugnaa magaalada Akobo ee gobalka Jonglei.Weerarkan ayaa lagu dilay 3 ka tirsan ciidamada UN-ka oo u dhashay dalka India, waxaana sidoo kale goobtaasi khasaaro kasoo gaartay dad gabaad ka dhiganayey xerada UNta ee la weeraray.
Dagaalka ka bilowday todobaadkan wadankaasi ayaa si xoogleh ugu fiday gobalka Jonglei waxayna xoogaga mucaaridka shalay la wareegeen magaalada Bor ee ah caasimada gobalkaasi Jonglei.

Comments

Popular posts from this blog

Kulankii madaxweynaha soomaaliland iyo raysal wasaaraha ethopia ku dhex maray magaalada adis ababa Daawo

Waxa maanta si diiran logu soo dhaweeyay magaalada borama madaxweynihii hore ee awdal state

Borama-Nuux kadiye-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in M\waynihii Hore Awdalstate Rshiid Awnuur sii fiican loogu soo dhaweeyay magaalada Dila dadwaynaha kala hadlay barxada hore isaga iyo wafdigii uu hogaaminayayba waxayna uga mahad naqeen sida fiican ay ugu soo dhaweeyeen dhulkoodii hooyo ay mudo maqnaayeen

Waraysi Gaar ah oo Puntland TV la yeeshay Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdi wali maxamed cali gaas oo arimo badan ka hadlay oo ay ka mid inuu soo celin doono gobolada sool sanaag iyo cayn ee soomaaliland ka tirsan Daawo ...