Skip to main content

Waxa maanta si diiran logu soo dhaweeyay magaalada boorama wafti uu madaxweynihii hore ee awdal kana qayb qaaten waxgaradka iyo dadweynahay magaalada boorama

Borama(N.K) Madaxda heer gobol iyo heer degmo ee G.awdal oo ay weheliyaan Bulshada kale duwan eek u nool magaalada borame ee xarunta Gobolka Awdal ayaa waxa ay Maanta si aad Uu balaadhan loo soo dhawayey Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo madaxweynihii hore Awdal State oo hada ka noqday Mawqifkii Soomaali wayn ee uu horay u aaminsanaa ,taasi oo uu in muddo ahba taageersanaa hadana waxa uu ka noqday mawqiifkaasi waxana waftigan ku wehelinayay badhasaabka gobolka awdal cabdoo axmed aayar
Hadaba waftigan balaadhan ee uu hogaaminayey Garyaqaan C/rashiid awnuur xirsi laga hortagay afaafka hore ee gobolka awdal gaar ahaan degmada dilla halkaasi oo ay goob joog ay ka ahaayeen bulshada ku nool degmadaas oo ay hogaaminayaan madaxda degmada dilla iyada oo ayna halkaasi ay ka dhacday munaasibad uu balaadhan.. daawo sawiro ku saabsan so dhawayntii waftigan balaadhan 

DSC04982DSC04981DSC04980DSC04979DSC04978DSC04977DSC04976DSC04974DSC04973DSC04971DSC04970DSC04965DSC04945DSC04943DSC04932DSC04922DSC04917DSC04906DSC04905DSC04904DSC04903DSC04902DSC04901DSC04900DSC04899DSC04897DSC04889DSC04888DSC04866DSC04862DSC04857DSC04850DSC04848DSC04846DSC04845DSC04842DSC04841DSC04839DSC04835DSC04819DSC04818DSC04810DSC04808DSC04805DSC04803DSC04801


Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.