Skip to main content

Tirada+Magacyada Xildhibaannada Somaliland Ka Soo Jeeda Ee Ka Mid Noqday Baarlamaanka Cusub Ee Puntland Iyo Gobollada Ay U Dhasheen


(Bakinews garoowe) Liiska magacyada Xubnaha loo soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayay xalay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garoowe kaga dhawaaqeen Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansixinta doorashada ee Puntland, kuwaasoo ay ku jiraan Xildhibaanno dhalasho ahaan ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland.


Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta ee Maamulka Puntland oo illaa shalay ku shirsanaa xarunta Baarlamanka ee magaalada Garoowe, ayaa xalay cawayskii shaaciyey liiska magacyada lix iyo lixdan 66 Xildhibaan ee noqonaya Mudanayaasha Baarlamaanka cusub ee Puntland, kuwaasoo lagu wado inay siddeedda bisha koowaad ee sannadka habeen-dambe curanaya ee 2014-ka doortaan Madaxweynaha shanta sano ee soo socda hoggaamin doona Puntland oo ay Musharrixiin toban xubnood ka badani u taagan yihiin.




Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Puntland, ayaa xalay cawayskii shir Jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe ku shaaciyay magacyada 66-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka cusub ee Puntland. Liiska magacyada ay Guddigu Warbaahinta uga akhriyeen shirkooda jaraa’id ee ay xalay kaga dhawaaqeen Xubnahan waxa uu u qornaa sidan:-



Xildhibaannada Gobollada Bari, Karkaar, iyo Garda-fuuy

    Siciid Maxamed Salaad

    Eng. Jaamac Faarax Aadan

    Maxamed Axmed Ibraahim

    Maxamed Cismaan Xasan

    Ayaanle Yuusuf Ismaaciil

    C/casiis Siciid Maxamed (Gacamey)

    Yuusuf Maxamed Axmed (Gaacshe)

    C/risaaq Siciid Aadan

    Maxamed Maxamuud Ismaaciil

    C/xamiid Sheekh C/salaam Ciise

    Maxamed Nuur Siciid

    Ayaanle Gallan Guuleed

    Siciid Cali Maxamed

    Mustafe Bile Maxamuud

    Salaad Xareed Cali

    C/qaadir C/salaam Sh. Maxamuud

    Siciid Shire Maxamed (Gaar-Cad)

    C/raxmaan Siciid Faarax

    Siciid Maxamed Cismaan

    Xasan Xaaji Siciid Maxamuud

    C/risaaq Muuse Maxamed

XILDHIBAANNADA GOBOLKA NUGAAL:

    C/salaam Xuseen Bootaan

    Liibaan C/laahi Aw-cabdi

    Siciid Cabti Samatar

    Maxamuud Faarax Warsame

    C/daahir Siciid Ciise

    Maxamed Faarax Nuux

    Burhaan Aadam Aw-cabdi

    C/kariim Xuseen Guure

    Siciid Xuseen Nuur

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SANAAG IYO HAYLAAN:

    Cismaan Dalmar Yuusuf.

    Cabdixamiid Maxamed Axmed

    Axmed Cali Xaashi.

    Maxamed Cali Guuleed.

    Abshir Siciid Saalax.

    Cabdiraxmaan Cali Jibriil.

    Siciid Xasan Shire.

    Siciid Daahir Qodax.

    Cumar Maxamed Irbad.

    Ismaaciil Cabdi Abtiile.

    Cabdi Siciid Kafad.

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SOOL IYO CAYN:

   Saleeban Maxamed Cilmi.

   Cabdul Cabdi Faarax .

   Faarax Caydiid Casoowe.

   Cabdirisaaq Jaamac Cabdibile.

   Saadiq Abshir Garaad Maxamed.

   Cali Jaamac Faarax.

   Kayse Cawil Cali Boowe.

   Aadan Xaaji Xuseen Ismaaciil.

   Xariir Gaas Guutaale.

   Maxamed Cabdilaahi Cilmi.

   Xuseen Yaasiin X.Diiriye.

   Axmed Maxamed Jibriil.

   Faarax Sulub Jaamac.

   Cali Axmed Cismaan.

   Cumar X.Cabdi Ibraahim

XILHIBAANNADA GOBOLKA MUDUG:

    Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle.

    Cabdirashiid Maxamed Xirsi.

    Raxmo Cabdixabiib Jaamac

    Cabdiqaadir Faarax Bootaan.

    Cabdixakiin Macalin Daahir.

    Axmed Jaamac Cabdulle.

    Nuuradiin Cabdirashiid Cali.

    Xasan Xaange Maxamed Faarax.

    Cali Jaamac Xasan. Mudug.

    Maxamed Cabdi Warsame.

Comments

Popular posts from this blog

War deg deg ah dorashada puntland isku dhacyo ka dhacay garoowe

Waxaa goordhaw dibad baxyo Rabshada wata ka bilowdeen Qeybo kamid ah Magaalada Garawe Caasimada maamulka Puntiland, iyadoona lasoo sheegayo in Dibad baxyada ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Dad careesan oo la tilmaamay in ay taageero u ahaayeen Madaxaweynihii hore ee Puntiland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa bilaabay Dibad baxa Rabshadaha wata iyagoona dhagxaan ku tuurayay Taageerayaasha Madaxweynaha Cusubee Puntiland Cabdi Wali Gaas iyo Ciidamada amaanka. Dibad baxayaasha ayaa sidoo kale dhagxaan ku weeraray halka ay kasocoto Doorashooyinka Maamulka Puntiland ee Xarunra Golaha Wakiilada iyadoona Ciidamada goobtaasi ilaalinayay ay rasaas ku rideen dibad baxayaasha. Warar hordhac ah aan helnay ayaa sheegaya in Rasaasta ay Ciidamada Dowlada Puntiland ku fureen Dadka dibad baxyada dhigayay ay ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Waxii Warar ah ee kusoo kordha Rabshadaha ka socda Garawe kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah.

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.